JUBALAND OO GUUSHA GOBOLADA SOO RAACDEY

Kooxda maamulka goboleedka Jubaland ayaa guul kasoo gaartey ciyaar final ah oo ey laciyaareen galabta maalul goboleedka Puntland. Ciyaarta waxey aheed mid xiiso badan hasa ahaate ciyaartooyda Jubaland ayaa u muuqatey mid ciyaartooda aheed mid aad u sareesa iyagoo fursad eysana siinin weerarka qatarta ee Puntland. Qeebtii danbe ee ciyaarta ayaa laacibka number ka 6aad ee oo ah kabtanka Jubaland Yoonis Cabdullahi Maxamed gool aad u qurux badan u saxiixey. Goolkaa wuxuu ahaa goolka qura oo ey Jubaland guusha kusoo raacdey.Garoonka Banaadir oo ahaa gagida ciyaarta lagu qabtey ayaa ahaa mid ey taageero badan soo xaadireen. haba u badnaadeen taageerayaasha Jubaland.

Comments