Dennis Bergkamp oo shaqada kooxa Ajax laga eryey, yaase ka eryey?

Laacibkii hore ee kooxda Arsenal ee Dannis Bergkamp ayaa shaqada tawabarnimo ku xigeen uu ka haye kooxda Ajax laga eryey daqiiqado ka hor. Waxaa shaqada ka eryey saaxiibkiis ey kooxda Arsenal kasoo wada ciyaareen ee Marc Overmars oo ah madaxa sare ee kooxda Ajax ee ka dhisan dalka Holland. Ceerinta Dannis Bergkamp ayey timid ka dib markii kooxda hoos u dhac ku timid ayagoo cup xaley laga cirib tirey cup ka loo yaqaano KNVB Cup oo ey kasoo reebeen kooxda ey aadka u xifaaltamaan ee FC Twente. Fikradaada ka soo dhiibo miyaa saaxiib kaa shaqada ka eryi laheed hadii aad madax u noqoto? Jawaabtaada waa muhiim. 

Comments