Alexis Sanchez miyuu Arsenal ka huleelayaa?

Manchester City ayaa wali aan ka raji dhicin in ey lasoo wareegaan xidiga kooxda Arsenal ey Alexis Sanchez. Laakiin waxaa suurtagal ah iney ey sugaan ilaa xagaaga danbe sida ey wararka maanta qorayaan. City waxey isku deydey iney lasoo wareegaan Alexis xagaaga aan soo dhaafney markaas uu suuqa furnaa balse Arsenal ayaa ka dhaga diidey iney si fudud laacbkooda ka iibshaan koox ka mid ah kooxaha ey kula dagaalamayaan horyaal ingiriiska. Haduu uu Sanchez u huleelo Manchester City muxuu kusoo kor dhin karaa?


Comments