FALAAQEENTA CIYAARTA DHAXMARI DOONTA ARSENAL VS LIVERPOOL

Waxaa wada ciyaari doona habeen dambe oo jimco ah saacada markey UK tahay 7.45pm kooxda Arsenal oo ka dhisan magaalada London Iyo Kooxda aadka ey u xifaaltamaan ee Liverpool. Kooxda Liverpool waxey Arsenal kusoo booqan doona carigooda Fly Emirates iyadoo Liverpool ey kasareeso kooxda wenger 1 dhibic oo kaliya. Arsenal waxey ku fadhidaa kaalinta 5aad halka Liverpool iyadana ee league ga kaga jirto kaalinta 4aad. Sanad ciyaaradkaan bilaawgiisa Liverpool waxey kusoo garaacdey Arsenal Gurigooda "Anfield" iyagoo kaga soo badiyey 4-0 tasoo waji gabax ku noqotey macalin Arsen Wenger iyo kooxdiisa.  Ciyaarta waxaa Refree ka ahan doona Martin Atkinson oo mid ah refreeyada aadka looga qiimeeyo wadanka UK isago waqti dheer garsoore soo ahaa.



Sharxda ama ciyaartooyda 2 da koox kusoo gali karaan.
Arsenal
  • Cech

  • Monreal

  • Mustafi

  • Koscielny

  • Bellerín

  • Xhaka

  • Wilshere

  • Maitland-Niles

  • Özil

  • Lacazette

Liverpool

  • Mignolet

  • Gomez

  • Matip

  • Lovren

  • Milner

  • Can

  • Coutinho

  • Henderson

  • Salah

  • Firmino

  • Mané



Comments