FALAAQEENTA CIYAARTA PUNTLAND VS JUBLAND EE FINAL KA

Waxaa maanta oo jimca ah ciyaar wada dhax mari doonta lawada koox ee finalka cup gobolada iskugu soo hartey, waa koox goboleedka Puntland iyo Jubaland. Puntland waxey 1-0 ugu soo aadkaatey koox goboleedka Banaadir halka Jublanad iyagana 2-0 ugu soo awood sheegteen Kuunfur Galbeed. Jubaland waxey dooneesaa iney kasoo aarsato oo aan marka kale guuldaro loo soo xanbaarin. Sanadkii hore Puntland waxey Jubaland ugu awood sheegatey 1-0, inkastoo sanadkaan ciyaartooyda Jubaland dar dar cusub lasoo baxeen oo ey ugu cad yihiin iney ku guuleestaan cup ka maamul goboleedyada. Yey kula tahay in uu ku guuleesan doono cup ka maanta? Fadlan fikradaada hoos ku soo dhiiwo.


Comments