LAYAAB LAWA CIYAAR YAHAN AADAN WALIGAA FILAN INEY WALAALO YIHIIN OO WALAALA AH

Waligaa maku fikirtey in Ciyaar yahanka qadka dhexe uga ciyaara kooxda ka dhisan waqooyiga London ka dhisan Tottenham ee Victor Wanyama inuu la dhashey ciyaar yahan kale oo caan ah. Suaasha waxey tahay waa kuma ciyaar yahankaas? Waa McDonald Mariga oo ahaa ciyaar yahan calaama ahaa oo usoo ciyaarey kooxda ka dhisan dalka taliyaaniga ee Inter Milan isagoo Champions league gahana lasoo qaadey sanadkii 2010.


Comments