XIDIG KAMID AH XIDIGAHA U CIYAARA KOOXDA ARSENAL OO CEEB FARAHA LAGALEY ISAGOO LAGA YAAWO IN XOOXDA LAGA ERYO

Xidig ka mid ah xidigaha qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Arsenal ee Alex Iwobi ayaa ceeb aad uween faraha la galey isoona laga yaawo in tani ey saameen ku yeelato sii joogitaankiisa kooxda Arsenal. Ciyaar yahankaan qadka dhaxe ee reer Nigeria ayaa haweenkii sabtida aheed oo axad eysoo galeesey xaflad ku qabtey gurigiisa meel u dhow, isoo ijaartey meel hool ah. Sida wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dariska ama jiiraan ka iwobi ey dhibsadeen saxawga ama qeelada kasoo baxeesey meesha xaflada lagu hayey. Mid ka mid ah dariska Alex Iwobi ayaa intaa ku darey dhawaqa muusigada waxey soctey ilaa 3.00am oo ah waabariga, iyadoo meesha xaflada ka dhirtey lagu cawaye maandooriyaal kala duwan sida xashiishka iyo gaaska dad ka qosliya.

Dhacdadaan ayaa Alex Iwobi saameen ku yeelan karta isagoona ween kara in uu boos ka helo xoodka koowaad. Sidoo kale midani waxey ka sii careesiin doontaa taagerayaasha Arsenal waayo maalinta axada Arsenal waxaa laga soo reebey koobka loo yaqaano Emirates FA CUP. Alex Iwobi ayaa qeeb ka ahaa ciyaartooydii ciyaaraye isagoona garoonka kusoo bandhigey ciyaar aaad u liidata, waayo Iwobi ma aheen mid seexdey haween axada mid seexdey si uu ugu diyaar garoowo ciyaarta.


Comments