CIYAARTOOY CAAN AH OO MANCHESTER CITY U CIYAARI JIREY OO GABAR 14 JIR AH KUFSADEY, WAA KUMA CIYAARTOOYGAA?

Mid ah ciyaartooydii usoo ciyaartey kooxda hogaanka Premier league ga heesa ee Manchester city iyo xulka qaranka England ayaa fal kufsi ah kula kacey gabar aad u da'a yar oo 14 jir aheed. Xidigaan oo kooxda Manchester city Premier league la qaadey sanadkii 2011 ayaa lagu eedeeyey in uu gawadhaan la galmoodey isagona ogaa in eysan qaan gaar aheen. Dhac dadaan ayaa timi markii ey gawar ka mid taageerayaasha kooxda Sunderland ey weediisatey sawir iney lagasho laacib kii hore ee Manchester City Adam Johnson. Markuu Adam Johnson gawadhani uu sawir la galey oo uu fanaanada usaxiixey ayuu number ka taleefoon keeda weediistey. Dhoor joor ayey wada kulmeen inta eysan soo shaac bixin fadeexadaan iyo kufsiga uu geestey laacibkaan heer caalami. Adam Johnson ayaa lagu xukumey 6 sano oo xarig ah iyadoo lagu qiyaasey in uu xabsiga kasoo bixi doona sanadka 2019.



Comments