WAR XIISO LEH! WAA KUMA CIYAAR YAHANKII GOAL KULAAD KA UGU BADAN DAYACEY, YAASENA DHALIYEY GOOLASHA UGU BADAN.

          War xiiso badan

Premier league intuu soo jirey waxaa la dhaliyey gool kulaadyo aad u farabadan waxaana la dayacey kuwa kale. Suaaaha waxey tahay waa kuma ciyaar yahankii ugu badnaa ee Premier league ga soo mara oo dhaliyey goolal kulaadkii ugu badna ama waxey afka qalaad ku dhahaan penalty. Alan Shearar oo ahaa xidig aad u magac dheer oo goolal aad ubadan kasoo dhaliyey Premier league ga oona usoo ciyaarey kooxo badan oo ingiriiska ka dhisan ayaa ah ciyaar yahanka ugu badan ee dhaliya goolal ku laadka ugu badan ee Premier league ga la dhaliyo isagoo dhaliyana 56 goal. 

Suaasho waxey tahay kumuu ahaa ciyaar yahaan kii ugu qasaarinta badnaa gool kulaadka. Isla Alan Shearar ayaa rikoorkaa heesta isagoo dayacey 11 gool kulaad. 



Comments