KADIB LASOO WAREEGITAANKII BARCELONA EY LASOO WAREEGTEY BARCLEONA PHILIPPE COUTINHO, WAA KUMA CIYAAR YAHANADII UGU QAALISANAA EE ABID DUNADA SOO MARA

Kooxda ka dhisan wadanka spain ee Barcelona ayaa ku guuleesatey iney lasoo wareegto weerar yahanka aadka loo qiimeeyo ee Philippe Coutinho kaaso lacag ku dhow 160 Milyan oo yuuro. Lacibkaan ayaa noqon doona laacibka 2 aad ee dunida ugu qaalisan marka laga soo tago Neymar oo kooxda ka dhisan caasimada France ee PSG kula soo wareegtey lacag ku dhow 250 Milyan oo yuuro xagaagii lasoo dhaafey. waa kuma ciyaar yahanada ugu qaalisanaa ee abid lala soo wareego


1. Neymar oo ka tagey Barcelona una wareegey PSG. Qiimaha 222 Milyan oo yuuro

2. Coutinho oo kasoo tagey Liverpool una wareegey Barcelona. Qiimaha 160 Milyan oo yuuro

3. Ousmane Dembele oo kasoo tagey Borussia Dortmund una soo wareegey Barcelona. Qiimaha 105 Milyan oo yuuro

4. Paul Pogba oo kasoo wareegey Juventus una soo wareegey Man United. Qiima 105 Milyan oo yuuro.

5. Gareth Bale oo Tottenham kasoo wareegey una soo wareegey Real Madrid qiimo lacageed oo dhan 100 milyan oo yuuro.

6. C.Ronaldo oo kasoo wareegey Man United una soo wareegey Real Madrid lacag adoon oo dhan 94 milyan oo yuuro.



Comments