COD BIXIN 11 CIYAAR YAHAN EE DUNIDA UGU WANAAGSAN HALKAAN FIKRADAADA KUSOO DHIIWO

Dunida waxaa ka socda tartan xaga kubada ah iyadoo sanad walba ey ciyaartooy cusub kusoo biiraan kubada taasoo xiiso aad u badan usii yeesha. 5 horyaal ee yurub ugu waa ween waxaa ka ciyaara laacibiin aad u ween iyadoo midba mid ka kale uu ka xiisa badan yahay marka loo eego qaabka ey u ciyaaraan. Aqristoow waa kuma 11 ciyaar yahan ee dunida ugu wanagsan waqti xaadir kaan adigoonan aadan ku dooraneenin kooxda aad taageerto inuu laacibkaa u dheelo. Fikradaada waa inoo muhiim.


Comments